Maxaa ka jira in Madaxweyne Trump uu ciidamada Maraykanka ka saarayo Somalia?

Sida ay ilo xog-ogaal ah u sheegeen warbaahinta Bloomberg Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la-taliyayaashiisa sare u sheegay inuu doonayo in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya. Ka saarista ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Trump u ogolaaneysa inuu ka dhabeeyo mid ka mid ah ballan-qaadyadii u u ku galay ololaha doorashada oo ahayd, inuu ciidamada … Continue reading Maxaa ka jira in Madaxweyne Trump uu ciidamada Maraykanka ka saarayo Somalia?